Xildhibaano tiro yar oo dhageysanaya Hadal jeedinta Musharaxiinta Madaxweynaha (Sawirro)

Teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socota hadal jeedinta musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya, kuwaa oo Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka u bandhigaya barnaamijkooda siyaasadeed. Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka oo la filayay in ay si weyn u dhageestaan hadal jeedinta Musharaxiinta soo bandhigaya barnaamijkooda siyaasadeed ayeysan dhicin, waxaana … Continue reading Xildhibaano tiro yar oo dhageysanaya Hadal jeedinta Musharaxiinta Madaxweynaha (Sawirro)